Daawo Sawirada: Agaasime Koofi oo booqday Safaarada Somalia ku leedahay Imaaraatka

Agaasimaha Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya G/Sare Maxamed Aadan Koofi ayaa booqasho ku tagay Safaarada Dowlada Soomaaliya ku leedahay magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraatka Carabta. Koofi oo maalmahan ku jiray safaro uu ku marayay wadamo kuyaala Khaliika Carabta ayaa u kuur galayay habka ay uga socdaan dalalkaasi Safaaradaha Soomaaliya ku leedahay bixinta Baasaboorka iyo nidaamka … Continue reading Daawo Sawirada: Agaasime Koofi oo booqday Safaarada Somalia ku leedahay Imaaraatka